Wasiirrada Shaqada ee Bariga iyo Geeska Afrika ,ayaa maanta waxaa uu shir uga furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,...
Guddoomiye ku xigeenka Howlaha Guud Aadan Sheekh Cali (Fiidow) iyo Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma...
Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedyada Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida iyo Istaatistikada Qaranka. Kulankii...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Milatariga Mareynkanka iyo dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Federaalka ayaa shalay gelinkii dambe waxay duqeyn...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ayaa maanta daah furay qorshaha maamulka gobalka Banaadir...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay maamulaha Shirkadda Enez, Seracettin Aksun, ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS Saalax Axmed Jaamac oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dr. Xuseen Cabdi Cilmi iyo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle, maamulka degmada Buule Burde ee gobalka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada,‘kuwa AMISOM iyo odayaasha...
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa booqday Isbitaalka Erdoğan oo lagu daweynayo dhaawacyada weerarkii Argagaxiso ee lala eegtay Injineerrada Turkida ah iyo...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Columbus ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay Marwo Asha Gelle Diriye oo wasiirka Haweenka iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...
Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...
Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho