Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa Saakay dil toogasho ku fulisay labo nin oo horay uga tirsanaa Kooxda Al Shabaab. Labadaan...
Wafdiga Aqalka Sare ee uu hogaaminaayay Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo safar shaqo...
Labadan Horjooge oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al shabab ayaa Maanta isku soo dhiibey Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Qeybta Degmada Diinsor...
Ciidamada Booliiska magaalada Dayton ee gobolka Ohaio ayaa sheegay in tacshiirad ka dhacday halkaasi ay ku dhinteen sagaal ruux ....
Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ma ahayn shaqsi ku cusub saaxadda siyaasadda Soomaaliya, wuxuuna...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle...
Allaha u naxariistee waxaa goor dhow Salaada Janaasada lagula dukaday Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Maydka Marxuum Eng Cabdirixmaan Cumar...
Howlgalkaan oo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur galbeed ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga magaalada Baydhabo ee...
Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho laga soo dajiyay Maydka Duqii Muqdisho Eng Yariisow kaas oo ku geeriyooday magaalada Dooxa ee...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/344977433111553/
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...
Muqdisho, Khamiis, 18 Diseembar 2025:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay doorashooyinka...
Ururka 161-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya cutubka gawaarida gaashaaman ee MU ayaa howlgallo qorsheysan oo amni xaqiijin ah...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay Warbixinta Waxqabadka Sannadka 2025, iyadoo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho