Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Danjire Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa ka tacsiyeeyay, geerida Allaha u naxariistee...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay la murugooneysaa...
Guddoomiyaha gudiga maamul dhisada Galmudug Maxamed Xasan Geele, oo goordhow shir jiraaaid Ku Qabtay Dhuusamareeb ayaa sheegay in dhamaaan la...
Taliyaha Qeybta 60aad ciidanka xooga dalka Soomaaliya Generaal Maxamed Shekh Abdulaahi Xiirow ayaa tababar u soo xiray Cutubyo katirsan ciidanka...
Kooxdaan burcadda ah oo shan maalmood ka hor dhac ka gaystay Geerash ku yaalla degmada Waabari oo in mudda ah ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka...
Taliyaha Qeybta 60-aad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya Generaal Maxamed Shekh Abdulaahi Xiirow ayaa tababar u soo xiray cutubyo katirsan...
Dab geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo burbur hantiyadeed ayaa waxaa uu xalay ka kacay guri ku yaalla Xaafada Howl-Wadaag...
Maanta oo Arbaco ah kuna beegan 08 01 2020 waxaa jira kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka Golaha...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa sanadkii aan soo dhaafnay ee 2019 kordhiyey howgalada lagu beegsanayo Maleeshiyaadka Al Shabaab ee goobaha ay...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho