Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo ku hadlaya Golaha ayaa tacsi u diray shacabka...
Wasaaradda Waxbarashada Maamul Gobaleedka Galmudug ayaa goordhow magaalada Dhuusamareeb ka daah-furtay qaybinta buugaagta Manhajka cusub ee dugsiyada Hoose iyo Dhexe...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa saakay ka qeyb qqatay u gurmashada...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax gaari oo ay argagixisada Al-Shabaab la eegteen ex-koontarool Afgooye, halkasi oo...
Xukuumadda Soomaaliyeed ayaa sheegtay in dhawaan ay fureyso barnaamijka daryeelka bulshada oo ay ka faa’ideysan doonaan in ka badan 1...
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ka socoto qaban qaabada lagu soo dhaweynayo Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka oo...
Danjiraha Soomaaliya ee Zambia iyo Jaaliyadda Soomaaliyyed ayaa abaabul ugu jira sidii ay dib u habeyn ugu sameyn lahaayeen Safaardda...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka Dhooleey ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay...
Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga Dalka Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ay wehliyaan saraakiil ciidan oo uu ka midyahay Taliyaha...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho