Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Isniin ah kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda...
Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya,Ambassador Qin Jian ayaa maanta waxaa uu booqday Isbitalka Ordugan ee magaalada Muqdisho,isagoo u kuurgalaya...
Deeqdaan oo aheyd mid zakaatul fidriya ayaa wasaarada dib udajinta daryeelka naafada iyo agoonta Galmudug waxa ay maanata gaarsiisay boqalaal...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeen, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir looga hadlay dardar-gelinta qorshaha...
Taliska Cidamada Mareykanka Qaarada Africa ee AFRICOM ayaa war ka soosaaray duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay ka fuliyeen Gobolka Bari isla...
Horjooge Ka tirsan kooxda Maleeshiyada Al- Shabab ayaa isku soo dhiibey Maamulka Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay ,sarkaalkan ayaa...
Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo sii wada howl-galada ay ku baacsanayaan Haraadiga nabaddiidka Al-shabaab ayaa saaka ku jarmaaday deegaano...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna madaxweyne Ku-xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu cafis...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Tacsi u diray Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday wasiir...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho