Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 6aad kulankiisa 6aad ayadoo Ajandaha kulanku ayaa...
Ciidammada difaaca Soomaaliya iyo saaxiibbadooda Caalamka ayaa duqeyn ku burburiyey Baabuur ay Al-Shabaab ku soo diyaariyeen qaraxyo ay la damacsanaayeen...
Kalfadhiga 6-aad kulankiisa 5-aad ee Mudanayaasha Golaha Shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Xogyahaya...
Xubnaha Guddiga Gurmadka fatahaadaha ee uu Magacaabay Ra'iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xaaladda magaalada Baladweyne...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta furay xafiiska isku dubba ridka qorshaha...
Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Finland ayaa ku dhawaaqday in lacag gareysa $ 8.9 milyan oo dheeri ah ay uga deeqday...
Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ujeedkeeduna ahaa wacyigelinta bulshada iyo isdhexgalka ayaa lagu qabtay magaalada...
Shir wadajir ah oo ku saabsan dib-u-eegista Dastuurka oo ay ka qeyb galayaan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga...
Ururka Siyaasadda Karaama ayaa agab waxbarasho ku wareejiyay ardayda Dugsiga Sheekh Ibraahim Yare ee deegaanka Mesegawaa, si loo taageero waxbarashada...
Magaalada Ceeldibir ee bariga gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garow xooggan oo ku aaddan doorashooyinka la filayo inay ka qabsoomaan...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...
Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho