Hoggaamiyeyaasha dalka Suudaan ayaa sheegay in Golaha Militariga Kumeel gaarka ah ee dalka xukumayay tan iyo markii xilka laga tuuray...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Federaalka Soomaaliya oo maalmahan ku sugnaa magaalada Qaahira ee dalka Masar...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Isniin ah Taariikhdu ku beegan tahay 22.04.2019 Warka waxaa...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Dr. Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay la taliye sare dhinaca Siyaasada Wakiilka IGAD ...
Munaasabad kooban oo lagu qabtay Xarunta Bankiga dhexe ee Somaaliya ayuu maanta xilka kula wareegay Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga Dhexe,...
Kulan aqoon isweydaarsi ah oo u dhaxeeyay Golaha shacabka iyo Golaha wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland, ayaa maanta si rasmi ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Shirka Culimada Soomaaliyeed ayaa adkeeyey in culimadu ay hormuud ka...
Dhismaha xarunata Sadaxaad ee wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ay taageerayaan bangiga Aduunka ayaa muhiim u ah helitaanka howlwadeenada wasaaradda Maaliyada...
Xillli maalmo uun ay naga xigto bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa qaar kamid ah dhalinyaradda Soomaaliyeed waxa ay Isku-xilqaameen...
Duqeyn xagga cirka ah oo maalinimadii Jimcaha laga fuliyay gobolka J/hoose ayaa lagu dilay 2-maleeshiyo ah oo ka tirsan kooxda...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho