Ra'isul wasaare Xasan Cali Khayre oo Warbaahinta Qaranka kala hadlay Shacabka Soomaaliyeed kadib markii uusoo kormeeray isbitaallada iyo goobtii argigixisadu...
Dawladda Soomaaliya ayaa ku taamaysa in la soo saaro shidaalka dalka marka la gaaro sanadka 2020-ka. Wasiirka Batrolka iyo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay Muqdisho...
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland, Koofur Galbeed, Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan...
Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Galmudug oo ka jawaabaya Baahiyo Wabarasho oo Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ka tabisay dhamaan Deegaanada...
Booliska Dalka Kenya ayaa afar Haween ah u taxaabay Xabsiga, kuwaas oo loo haysto kufsi iyo dil loo geystay Ismahaan...
Maxamed Nuur, oo ah Soomaaliya Maraykan, kana mid ahaa Saraakiisha Boliiska ee Dalkaasi ayaa mar kale wajahaya Maxkamad, markii lagu...
Dhimasho Dad rayid ah, dhaawac iyo burbur hantiyeed ayaa ka dhashay qaraxyo ay argagixisadu la beegsadeen bartilmaameedyo Rayid oo ku...
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa sheegay in dhismaha Golayaasha degaanka ee...
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta (SFF), ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Mudane Cali...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Danjire Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, ayaa maanta booqasho tacsi ah ku tegay Safaaradda...
Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulammo...
Muqdisho, Soomaaliya | 14 Luulyo 2026: La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta Xafiiska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho