Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada kulanka uu maanta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka la qaatay dhallinyaro qayb ka...
Senatarada Dowladda Federaalka Soomaaliya ku metala Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kullamo mudo u socday waxay ka soo saareen...
Maxamed Sahal Diiriye oo ku eedeeysan dilka Marxuum Cali Dhoore Qoorweyne oo lagu dilay 9-kii bishaan deegaanka laama ballaaar ee...
Jowhar, October 15, 2018 --Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mduane Xasan Cali Khayre oo maanta si heer sare ah loogu...
Muqdisho, Oktoobar 15, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay dhallinyaro qayb ka ahaa colaaddii...
Wafdigan uu hoggaaminayo raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka magaalada Marka kula kulmay dhinacyadii ku dagaalamayay magaalada marka oo dhowaan ay heshiisiiyeen ciidanka...
War saxaafadeed (Faafin degdeg ah) Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay markale ku celinaysaa mowqifkeeda sugan ee taageeraya degganaanshaha iyo...
Maxamed Maxamuud Cosoble oo ka mid ah wax garadka ku sugan magaalada Marka oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay...
60-ka mid ah Saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka ayaa Maanta Tababar loogu qaaday Dalka Turkiga sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda...
Wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee XFS Maxamed Aadan Macalin ayaa ka qayb galay Shirka Wadahadalka Caalamiga...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Faysal Aadan Xasan ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Baydhabo kulan muhiim ah kula qaatay odayaasha...
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝟕 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho