Golaha wasiirrada xukuummadda federaaka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoominayay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa kula kulmay Magaalada Geneva...
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya H.E Mohamed Abdullahi Salaad (Oomaar) ayaa Dalka sucuudida ugu qeyb galay...
Qaar ka mid ah dadka ku nool deegaanada Gobalka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya ayaa wada iska caabin ay kaga hortagayaan...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa warbixn ku aadan horumarka ganacsiga dalka siisay Gudiga dhaqaalaha Maaliyadda, ganacsiga golaha aqalka sare BFS...
Dawladda Federaalka Somaaliya ayaa waxay saxiixday qaraarka Qarammada Midoobay ee lagu ilaalinayo islamarkaasna kor loogu qaadayo xuquuqda dadka Naafada ah....
Wasiirka Caddaalada ee Xukuumadda FS ayaa galabta soo xiray tabbabar ku saabsan sare u qaadista ilaalinta xaquuqda carruurta. Tababarka...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay wakiilka WFP ee...
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tagay iskuulka Jabuuti oo ka mid ah...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa saxiixday ka mid noqoshada Soomaaliya ee Qaraarka Qarammada Midoobay ee Xuquuqda Dadka...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Baydhabo kulan muhiim ah kula qaatay odayaasha...
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝟕 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta...
Muqdisho, 07, Luulyo, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay'adaha dowladda, duubabka dhaqanka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho