Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta shir guddoomiyeyay kulan looga hadlayay arrimaha Amniga Qaranka oo...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xalay Kooxda argagixisada Al-Shabaab weerar...
Muqdisho:–Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee dalka Maldives, Ibrahim Mohamed Solih,ayaa ku guuleystay natiijada tartankii doorashooyinka madaxtinimo ee ka dhacay dalkaasi ,tasoo...
Maamulka iyo Shacabka Deegaanka Wasil ee Gobolka Mudug ayaa qeyladhaan xooggan ka muujiyay Xaalado Bini aadanimo oo ka taagan Deegaankaasi....
Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka billaha ah ee isku xirka bahda caddaalada dalka...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Mudane Feysal Cumar Guuleed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay, maamulayaasha, iyo kormeerayaasha 24 ...
Guddoomiyaha Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay Maxamed Ibraahim Nuur oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal...
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf AXmed Hagar(Yuusuf Dabageed) oo markale loo magacaabay in uu noqdo guddoomiyaha gobolka Hiiraan kadib...
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝟕 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta...
Muqdisho, 07, Luulyo, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay'adaha dowladda, duubabka dhaqanka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho