Barnaamijka Midnimo, todobaadkan waxaa looga hadlay doorka dhalinyarada Soomaaliyeed ku leeyihiin is cafinta ama isa saamaxa.
Waxaa magaalada Istanbuul lagu qabtay xalay munaasabad casho sharafeed ah oo lagu so dhaweynayay isla markaana lagu abaal marinayay Aadan...
Howlgal qorsheysan oo ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 14 Oktobar ay ka fuliyeen gudaha Magaalada Marko ayee kusoo...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amray in canshuuro dheeraad ah la saaro alaabaha China u dhoofiso Mareykanka, sida warbaahinta gudaha...
Wasaaradda Aminga ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland iyo Maamulka Degmada Bardheere ee Gobalka Gedo ayaa mamnuucay in dadka wada shaqeynta la...
Ciidamada amniga ayaa xubin Amniyaat-ka u qaabilsanaa maleeshiyada Al-Shabab ah kusoo qabtay howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen Degmada Heliwaa...
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa la saadaalinayaa in uu kordho heerka Sanadlaha ah qiyaas u dhexeeysa 3 iyo 4 Boqolkiiba, Bangiga Adduunka...
Duufaanta Florence ayaa saaka oo Jimce ah gaartay xeebaha gobalada North Carolina iyo South Carolina ee xeebaha bariga dalkaasi Maraykanka....
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeyb-galay munaasabad ay bulshada Gobolka Banaadir...
Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen siyaasadda dawladda ee hantida...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...
Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur ( Ameriko), ayaa ka qayb galay kulan ay soo Agaasimeen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho