Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta shir-guddoomiyay shirkii aan caadiga ahayn ee gollaha wasiiradda Soomaaliya,...
Si loo xoojiyo niyada kooxda Gaadiidka loo xoojiyo ayaa wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya oo ay wehlyaan agaasimaha...
Kulankaan oo inta uu soconayo looga doodayo qabya qoraalka sharciga doorashooyinka qaranka waxa ka qeyb galaya sharci yaqaano, aqoonyahano iyo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xarunta gudoonka iyo gudiyada ee Villa Hargeysa kulamo gaar...
Xarunaha codeynta ee loogu talagalay doorashooyika ayaa ka furmay dalka Lubnaan,taasoo ah markii ugu horeysay tartan loo galayo Baarlamaanka dalkaasi...
Tababarkan lagu baranayey sidii loo maarayn lahaa Xuduudaha Dalka iyo muhaajiriinta soo qulqulayaa oo 3 maalmood ka socday magaalada Boosaaso...
Maanta oo Axad ah ayay doorashadu ka bilaabanaysaa ilaa 350-deegaan oo gobolada dalkaas oo dhan ah, waxaana shacabku ay codkooda...
Wafdiga Wasiiradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa si diiran waxaa garoonka diyaaradaha ugu soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo daah furay wajiga labaad ee Barnaamijka Shaqaaleysiinta...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio ayaa soo dhaweeyay xubno ka mid ah gudiga wacyigalinta taakuladda ciidamadda qaranka Soomaaliyeed. Duuliye...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...
Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho