Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay warqadaha danjiranimo Safiirka Dalka Qatar ee...
Kooxaha Dekada iyo Horseed oo galabta ku wada kulmay garoonka banaadir ayaa ku kala baxay barbaro 2-2 ah kadib markii...
Taliyaha ciidammada Asluubta Soomaaliyeed oo uu wehliyey Safiirka dowladda walaalaha ee Turkiga u qaabilsan Soomaaliya ayaa booqday Xabsiga dhexe ee...
Howlwadeeno ka kala socday wasaaradaha caafimaadka iyo Tamarta Dowladda Federaalka ah, shaqaalaha iyo maamulka isbitaalka Deyyniile iyo xubno matalayay Bulshada...
Ra’isalwasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furay shirkan oo soconaya laba maalmood. waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin...
Siminaarkaan oo ahaa mid looga hadlayay ahmiyada ay bulshada iyo deegaanka uleedahay beerista dhirta ayaa maamta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo....
Kooxda Kubada Cagta Dekada ayaa la Ciyaari doonta galabta kulan ku Sameyn ku yeelan kara hanashada horyaalka Soomaaliya oo ay...
Shirka looga hadlayo Badqabka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo maanta ka dhacay Muqdisho waxaa ka qeyb galay madax katirsan dowladda Soomaaliya, waxaana...
Casho sharaftaan uu guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ahayd mid sagootin iyo dar daaran ah....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka waxay bogaadinaysaa doorashada gudoonka Guddiga ee ay maanta Sameeyeen xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay...
Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa ka qeyb galay kulan ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho