War ka soo baxay Taliska Militariga Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano (Africom) ayaa lagu sheegay inay duqayn ka gaysteen...
Wefdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan oo shalay shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" oo xalay la hadlayay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka ayaa muujiyay sida...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Caafimaadka, Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Wasiirka...
Muqdisho, 12, Abriil 2018--Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo maanta xariga ka jaray...
12, Abriil 2018–Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho...
Qarax miino dhulka lagu aasay ah ayaa galabta ka dhacay garoon ku yaal Magaalada Baraawe oo lagu ciyaarayey ciyaar kubada...
Kooxaha kubada cagta Banaadir iyo Elman ayaa kuwada kulmay galabta garoonka banaadir ee degmada ca.casiis ciyaarta oo ahayd mid aad...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho