Kala Horeynta Horyaalka Soomaaliya ayaa wali waxaa hogaanka ku naalooneysa kooxda Difaacaneyso Horyaalka Soomaaliya ee Dekadaha oo dhamaan kulamadii ay...
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa ku guuleystay in uu dib u habeyn ku sameeyo xarunta Degmada Heliwaa,...
Kooxda Kubada Cagta Horseed adkaatay Kulankii ugu horeyay horyaalka Soomaaliya Kadib Sadex kulan oo aysan wax guul ah gaarin kooxda...
Ankara, 09 April, 2018:Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta kormeer ku tagay Isbitaalka Erdogan ee Ex Digfeer isagoo u kuurgalaya adeegyada ay...
Dhawaan waxaa dalka looga dabaaldagi doonaa xuska sanadguurada 58aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ah tiir dhexaadka qarnimada dalka...
Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada...
Dowladaha Ruushka iyo Suuriya ayaa waxa ay Israa'iil ku eedeeyeen in xalay weerrartay garoon diyaaradeed oo uu leeyahay milateriga Suuriya...
Munaasabad casho sharaf ah oo laguna dhiiri galiyay ayaa loo qabtay cabdi bile cabdi islmarkaan ay ka qeyb galeen wasiiro...
Tiro dad ah ayaa ku dhintay kuna dhaawacmay, kadib markii Gantaalo lagu soo weeraray Garoon Diyaaradeed oo ay isticmaalaan Ciidamada...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho