https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1794735643920553/?notif_id=1522695655604323¬if_t=live_video
Muqdisho, 4ta Abriil, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay eheladii, qaraabadii, bahda fanka iyo...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle oo ay kamid ahaayeen Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Maaliyadda ayaa soo gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusman (Eng. Yarisow) ayaa ku bogaadiyey Dawladda Federaalka Soomaaliya guulaha ay...
Wasiirka cadaalada Puntland Saalax Jaamac Xabiib oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in wafdi ka socda maxkamadda sare...
Dagaalka Yaman ayaa daba dheeraaday iyadoo inta badan magaalooyinka Wadankaasi ay gacanta ku hayaan kooxaha xuutiyiinta ee Dalka Yaman....
Gudoomiye ku xigeenka Dagmada Xudur Cabdulaahi cumar Taleefan ayaa Radio Muqdisho u sheegay inay Al shabaab kala,wareegeen tuulooyin Hoostaga Gobolka bakool. ka dib...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Md. Mahdi Mohamed Gulleid ayaa waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray...
Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska,...
Wararka ka imaanaya ayaa sheegay in Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ay halkaas saakay ku geeriyootay Fanaanadda Sahra Axmed Jaamac....
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho