Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidmada Qalabka Sida ayaa ku dhawaaqday Xukunka Dacwad ciqaabeedkii loo heystay Eedeysanayaasha kala ah Farxaan Maxamed...
Garoonka diyaaradaha ee magalaada Muqdisho ayaa saaka waxaa soo caga dhigatay diyaarada siday ilaa 151 kamid ah dhalinyarada Soomaaliya oo...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ku boggaadiyey shacabka iyo maamulka degmada Waaberi wada-shaqeynta...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Taliyaha hoggaanka Howlaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Dayib Axmed Dhega Caleen, Taliye ku xiggeenka qeybta guud ee Booliska G/banaadir S/guuto...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo...
Agabkan oo Loogu Talagalay qalabeynta Masaajid laga dhisiyo Xarunta Wasaarada Gaashandhigga ee Magaalada Muqdisho ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ayaa waxa uu madaxtooyada Maamulka Puntland ee Garoowe ku qaabilay...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad, Wasiiru dowlaha H.E. Mr....
Dalka Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa in Duufaanta loogu magac daray Alberto, oo ah tii ugu horreysay ee sannadkaan 2018...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho