Madaxweynihii hore ee dalka faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa la sheegay in hatan lagu hayo Saldhig Bolis si wax logu waydiyo...
Waraysi uu siiyay Radiomuqdisho codka Jahuuriyada Soomaaliya Macalin Geedoow Aadan Abuukar oo ahaa Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Baay ayuu kaga...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xarunta Irshaad ee Aragti-isdhaafsiga ayaa waxa ay si wadajir ah u qabteen...
Kulankani uu Wasiirka Gaashaadhigga Soomaaliya la yeeshey taliyaasha ciidamada Xoogga Dalka, Nabad Sugidda iyo Asluubta oo ay wehliyaan saraakiil ka...
Qaraxaan miino oo maanta si lama filaan ah uga dhacay duleedka dhanka Waqooyi ee magaalada Gaalkacyo ayaa sababay khasaare dhimasho...
Muqdisho, 21 Maarso 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tababar u soo xiray askar ka mid...
War ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareynkanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya Dowladda Soomaaliya subaxnimadii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Tababar...
Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Shabeellaha hoose Cabdi Fitaax Xaaji Cabdulle oo la hadlay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa ka...
Ciidamada Kumandoosta Soomaaliya ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyey gobolka Shabeelaha hoose, kaas oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan maleeshiyada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...
Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah Danjiraha Ma-degenaha ah ee Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho