Dhibane Aweys Xuseen Cilmi oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo 17 sano jir ah ayaa ku xunuunsanaya magaalada Muqdisho waxuuna la...
Xildhibaanada Aqalka sare Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya Xeerka dhowriyadda Gobanimada iyo midnimada Soomaaliya. Kulankaan Maanta Aqalka sare ee Dalka...
Bulshada Soomaaliyeed ee ku noo magaalooyinka Muqdisho iyo boosaaso ayaa soo dhaweeyay go,aankii Dowladda Federaalka ASoomaaliya ka qaadatay heshiiska Maamulka...
Xasan Aadan oo ka tirsan Taliyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa maamulka Jubbaland ee deegaanada Jubbaland ayaa faah-faahin dheeriya...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane C/raxmaan Cumar Yariisoow iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka, ayaa Isbitaalka digfeer ku...
R/wasaaraaha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayrre ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta wasaraaddaha arriaha dibadda maalgashiga iyo iskaashaiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray in kabadan 600 oo askari oo ka...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan ( Eng. Yarisow) oo ka qeyb galayey munaasabad ay heshiis...
FURITAANKA KALFADHIGA 3-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA Mogadishu, 10ka Maarso 2018 Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Golaha Shacabka Soomaaliya Xafiiska Guddoomiyaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...
Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah Danjiraha Ma-degenaha ah ee Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho