Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxtooyada Galmudu ayaa lagu sheegay inay soo dhaweynayaan magacaabista Ra'iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Mudane...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo...
Sarkiisha ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa kulankoodii Khamislaha ah ku yeeshay Dugsiga tababbarka ciidanka Booliska Jeneraal Kahiye ee magaalada Muqdisho, iyadoo...
Dhaqaaqa dhalinyarada ee qarannimo waxa uu si weyn ugu hambalyeynayaa Raisul wasaaraha Cusub Mudane Xasan Cali kheyre oo uu maanta...
Putland waxay si weyn ugu Hambalyeyneysaa Raisul wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Raisul Wasaare Xasan Cali...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa magcbaay Ra'iisul wasaarihiisa cusub kaddib wadatashiyo uu la sameyey qeybaha bulshada Soomaaliyeed. Magcaabidda Ra'iisul wasaaraha cusub...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa uu saakay u ambabaxay safarkiisii ugu horeeyey ee uu uga baxay dalka...
Madaxweynaha JFS Somalia Nudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabaayo in uu Raisul Wasaare dalka ka noqdo...
Cabdi Fitaax Xasan Afrax Gudoomiyahii Hor ee Gobalka hiiraan ayaa waxaa uu sheegay in Qaar Ka mid ah Goballada dalka...
Munaasabadda Caleema-saarka, waxaa marti ku ahaa, Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Seekh Shariif Sh. Axmed, Sidoo kale...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho