Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS),waxay qabatay kulan wadatashi oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirada Darstuurka ee dowlad...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digtay khatarta virus-ka ku sii fidaya adduunka. Waxaana lagu tilmaamay inuu...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlad goboleedka Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 16 May 2017 ku qaabilay qasriga madaxtooyada...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka hadashay Xuska Munaasabadda 15ka May ayaa sheegtay in bisha...
Howlgallo lagula dagaallamayo burcadda jidgooyooyinka dhigata waddooyinka mara Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa laga sameeyay waddada isku xirta magaalada Muqdisho iyo...
Faaduma Cabdi Cali oo ku hadeysa magaca dhallinyarada Soomaaliyeed, ayaa ku bilowdey “ Salaam dhammaan madaxda Qaranka, dhallinyarada Soomaaliyeed iyo...
Toos u daawo Khudbadaha Munaasabadda 15ka May ee ka socota aqalka dowladda hoose ee xamar. https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1440098166050971/
Munaasabad ballaaran oo lagu weyneynayo maalinta dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed iyo xuska ururkii gobonnimo doonkii Soomaliyeed ee SYL, taas oo ay...
Xarunta dowladda hoose ee Xamar waxaa hada ka soconeysa Munaasabadda 15-ka May oo ku beegan sanad guurrada 74aad ee SYL....
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada xafladda 15-ka May ee caawa ka socoto xarunta Dowladda Hoose ee...
RADIO MUQDISHO:- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, ayaa kormeer shaqo ku...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho