Xili ay heer gaba gabo ah mareeyso Doorshada xubnaha aqalka hoose ee ka socota magaalada Cadaado ayaa maanta oo jimcaha...
Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ayaa shaaca ka qaadday inay 25,700 oo Qof ku barakaceen Dagaalkii dhowaan ka dhacay Magaalada Qandala...
Alle ha u naxariistee Duuliye Sare Maxamuud Maxamed Guuleed Taliyiihii hore ee Ciidanka Cirka Soomaaliya ahaana Guddoomiyaha Shirkaddii Diyaaradaha ee...
Mas'uuliyiinta maamulka K/galbeed Soomaaliya.ayaa maanta booqasho ku tagay degaanka Goof-guduud Buureey iyagoo u kuurgalaya xaalada nololeed ee bulshada ku dhaqan...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane; Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hor kacayo ayaa Maanta u kicitimay Magaalada...
Madasha Wada-tashiga Hoggaanka Qaran (MHQ) oo kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember 2016-ka, ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ku...
Muqdisho, 08 December 2016 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum...
Maamulka Jaamacadda SKY ayaa maanta xaflad qalin jebin ah u sameeyay 55 arday dhameystay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda, kaasi...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Maanta soo Xiray Barnamijka loogu magac daray...
Muqdisho, December 08, 2016 - Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E....
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho