Toban ruux ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ugu geeriyootay xanuunka shuban biyoodka tuulada Caato ee ka tirsan Gobolka...
Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa laba Haween Soomaaliyeed ah oo lagu soo oogay iney dhaqaale u uruurinayeen Maleeshiyada Al-shabaab...
Deeqdan oo ka kooban raashinka nuucyadiisa kala duwa iyo dhar oo ay iska soo uruuriyeen ardayda macalimiinta iyo maamulka Dugsiga...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Jimce ah 31 March 2017 xariga ka jaray...
Olalahaani nadaafadeed ee uu horkacayay Guddoomiyaha Degmada Hiliwaa ee Gobalka Banaadir Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa waxaa laga sameeyay Waaxda Bandar...
Sida ay sheegtay Wakaaladda wararka Routeres barlamaanka dalka Jarmalka ayaa maalintii Khamiista meel mariyay qaraar muddo sanad ah loogu kordhinayo...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay qorshe milateri oo qeexaya in ciidamadda Mareykanka ay dardargeliyaan dagaalka ka dhanka ah maleeshiyaadka...
Tababaraha naadiga kubbadda cagta Gaadiidka Edward Karanja, ayaa la sheegay in uu iska casilay xilka leylinta ciyaaryahannada Gaadiidka. Ninkan oo...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed re NISA ayaa deeq isugu Jirta lacag, Raashin iyo Dawo ku wareejisay gudfiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maalinimadii shalay kulan gaar ah kula qaatay Aqwalka Boqortooyada Boqor...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho