Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kadib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso 2017....
Deeqdaan raashinka oo isugu jirtay Bur ,Bariis Sokor, Timir, Baco iyo lacago ayaa shalay loo qeybiyay qoysaska barkacayaal ah oo...
Maanta ayaa lagu wadaa in Golaha Wasiiradda Xukuumaddii uu soo magacaabay ra’isul wasaare kheyre ay yeeshaan Kulankoodiii ugu Horeeyey kaddib...
Shir Madaxeedkii 28 ee ururka jaamacadda carabta ee ka Socday Wadanka Urdun ayaa shalay galab waxaa lagu soo gabagebeeyey Magaalo...
Qadar lacageed oo ay ka jareen mushahaarkooda shaqaalaha Madaxtooyada Garoowe ayaa waxa ay shalay 29, March, 2017 ku wareejiyeen xubin kamida...
Muqdisho, Maarso 30. 2017----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada...
Safiirka Safarada Somaliyeed ee Wadanka Malaysia Amb.Abukar Abdi Osman "Mardaadi" ayaa ka mid noqtay tiro safiiro ajaaniib ah oo lagu...
Xabsiga dhexe ee Xamar labadii sano ee lasoo dhaafay ayaa waxaa laga dareemayey isbadal Horumarineed oo si xowli ah ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho