Banaan bax looga soo horjeeday Dhibaatada iyo jinsi naceybka lagu haayo Dadka ajaanibta ah ee ku nool South Africa ayaa...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ayaa codka kalsoonida ah siiyay Golaha Wasiirada...
Ra’iisul wasaaraaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa manta lagu wadaa in uu golaha Baarlamaanka horgeeyo Xukuumadda cusub ee uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Cammaan ee dalka Urdun, halkaasi...
Duulimaadkii u horeeyay ee toos ah Muqdisho iyo Nairobi ayaa maanta oo Arbaco ah bilaaban doona, iyadoo dowladda Kenya ay...
Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa tababar u furay dhallinyaro jaamiciyiin ah oo ku soo biiray...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa markii ugu horreysey ka doodey in caalamka laga mamnuuco hubka nukliyeerka. In ka badan...
Muqdisho, Maarso, 28.2017--------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...
Saddex carruur ah ayaa ugu geeriyootay deegaanka Yeed ee gobolka Bakool xanuunka shuban biyoodka halka 15 kale ay iminka la...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho