Shirkadda Diyaaraddaha ee Jabuuti Airlines ayaa muddo 25 Sana kadib soo Caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Diyaaradda ayaa...
Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah aqoon yahannada wax ka barata dalka Sudaaan ayaa soo dhaweeyay heshiikii ay gaareen...
Guud ahan degannda kala duwan ee Puntland waxaa si wada jir ah Maanta uga billoowday Roob doob Guud oo Alle...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Cisbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo iyo Cisbitaalka GMC ku booqday...
Shir ay Labadii Cisho ee ugu dambeeyay ku lahaayeen Magaalada Muqdisho, Wasiirro, Xildhibaanno, Siyaasiin iyo Odayaal ka soo jeeda Gobolada...
Xubno uu horkacayo Agaasimaha Golaha guud ee Warbaahinta Qaranka Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Wakaaladaha wararka...
Donald Trump ayaa sheegay in muhaajiriin tiradoodu dhexeyso 2 ilaa 3 milyan, oo sharci darro ku jooga Maraykanka uu tarxiili...
Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota oo hooy u ah kumanaan Soomaali ah ayaa maanta waxaa ka dhacay Isu soo bax...
Mas’uuliyiin ka socda Wasaaaradda Diinta Awqaafta, Hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo Qeybaha Bulshada Sida: Culuma'udiinka, haweenka dhallinyarada iyo Ardayda Dugsiyada Qur’aanka...
Kulankan lagu ansixinayay guddiga oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaaladda Galkacayo, waxaa ka qaybgalay R/wasaaraha Soomaaliya Cumar...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho