Doorashada Xildhibaanada aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya oo gashay maalintii shanaad ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada kismaayo, iyadoo maanta la doortay...
Doorashada aqalka Hoose ee wajiga 2-aad Dowlad Gobolleedka Puntland ayaa hadda soo gabagabooday, iyadoo lugu doortay 6 xubnood. Doorashada oo saaka...
Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Koofur Galbeed ayaa dib ula wareegay deegaanka Ceel Garas ee gobalka Bakool, sida ay xaqiijiyeen...
Wejiga 2-aad doorashooyinka loogu tartamayo aqalka Hoose ee baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay dib uga bilowdaan magaalooyinka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada...
Dejinta iyo ansixinta Dastuurka Agoosto 2012 – Dhisidda Baarlamaankii 9-aad ee Soomaaliya - Ka bixiddii ku-meel-gaarnimada Taniyo 2008 waxaa lagu...
Howlgal qaatay muddo saacado ah ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaliyed waxa ay ka sameyen degaanka Ceel-abakar oo 15 km dhanka galbeed...
Garoonka diyaaradaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug oo aan muddo dheer la isticmaalin ayaa hadda waxaa lagu dhisayaa mashruuc maamulka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirigelin ah u sameeyey Farxaan Hadaafoow oo ah ciyaaryahankii Soomaaliya...
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho