Allaha u naxariistee waxaa maanta qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaan Saciid Xasan Geeddi oo xalay ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Janaraal Siciid Xasan Geeddi...
Ra'iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in howlo badan ay haatan horyaalaan Madaxweynaha cusub ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa kulan la qaatay ganacsato mas’uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga iyo warshadaha. “Madaxweynaha...
Alle ha u naxariistee Xildhibaan Siciid Xasan Geedi ayaa xalay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo uu ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi "Farmaajo" ayaa maanta kulan la qaatay ganacsato mas'uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo", ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Carlo Campalina....
Madaxweynaha maamulgoboleedka Puntland C/weli Gaas ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax (Xirsi...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres oo dhawaan xilkaa loo magacaabay ayaa haatan ku sugan magalada Riyad ee Caasimadda...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho