Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay Wafdi ka socday Jaamacadda Carabta oo ay...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cali Axmed Jaamac Jengali ayaa shaaca ka qaaday in Maalinta Arbacada la...
Wasaaradda Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in labada maalin ee nasoo aaddan Shaqooyinka laga fasaxay...
Madaxweynaayaasha Maamul Goboleedyada dalka ka jiro ayaa lagu wadaa in ay soo gaaraan magaalada muqdisho si ay korjoogto ugu noqdaan...
Dood kulul ayaa lagu wadaa in ay maanta dhaxmarto Musharixiinta u tartamayo xilka Madaxweynaha Soomaaliya , musharixiinta oo loo kala...
Khudbadihii musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay ka jeedinayeen golaha shacabka ayaa galabta la soo gabagabeeyay. Khudbadaha musharaxiintu ka...
Danjiraha Britian u fadhiya dalkeenna Soomaaliya, David Concar ayaa xarunta Safaaradda UK ee Muqdisho kula kulmay qurba joogta Soomaaliyeed ee haysta...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden danjire Cawaale Cali Kulane ayaa kulamo muhiim ah la qaatay xubno ka tirsan baarlamaanka...
Wakaaladda wararka AP ayaa qortey in 140 Soomaali ah oo dib u dajin ka helay Mareykanka in dib loogu celiyey...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho