Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Mudisho Juusuf Xuseen Jimcaale oo maanta Bahda warbaahinta Shir Jaraa'id ugu qabtay magaalada muqdisho...
Guddiga Doorashadda Madaxweynaha JFS ayaa Shaaciyay in laga wareejiyay dugsiga tababarka ciidamada Boliiska Jen Kaahiye oo lagu waday in ay...
Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya fadhigii ugu Dambeeyay oo ay ku dhageysanayaan qudbadaha Musharaxiinta u tartamaya Xilka Madaxweyne ee...
Daqiiqadihii u dambeeyey ayaa lagu dhawaaqay in waaxda cadaaladda ee Maraykanka ay racfaan ka qaadatay xukunkii uu riday xaakim...
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay go,aankii Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ay ku Go,aansatay in la qaado Muran badeedka...
Bukaannadaan oo tiro ahaan gaaraya ilaa 11 qof ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyey la gaarsiiyey isbitaalka guud ee magaalada...
Qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarta dalka Sudaan ayaa soo dhoweeyay go’aankii ay gaartay Maxkamadda Caalamiga ah...
Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qeybta labaad waxa ay bilaabayaan inay tegaan xarunta...
Guddoomiyaha degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa ugu baaqay dadka iska leh guryaha jajaban ee ku yaala degmada in sida...
Hey’adda Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ee magaciisa marka la soo gaabiyo loo yaqaano (GSD) ayaa war-saxafadeedka ay soo saareen ku dhaleceeyay...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho