Xoghayaha Britain ee Arrimana Horrumarka Caalamiga Mudane Priti Patel ayaa u safartay Muqdisho 28th January 2017 halkaas oo ay dib-u-adkeysay...
Waddada oo isku xirta isgoysyada Ceel-Gaabta iyo Afasiyooni isla markaaasna loo yaqaano Waddada Buundoyinka ama Via-Moscow ee degmooyinka Xamar Jajab...
Ku-simaha Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheeegay in tiro dad ah loo soo qab qabtay dad...
Guddoomiyaha degmada Qandala Shirin Maxamed Quurshe oo Warbaahinta Qaranka u warramay ayaa sheegay in jidka loo galay gaari ay la...
Subaxnimadii Arbacada ee ku beegnayd 25-01-2017, Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Weerar Argagixiso oo loo adeegsaday Qaraxyo baabuur iyo Weerar...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdalla Xuseen Cali, Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga iyo sii haayaha safiirka...
Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay arimaha ku saabsan abaaraha dalka ku...
Ergeyga gaarka ah ee QM ee Soomaaliya Michal Keating ayaa bogaadiyay howllaha ay hayaan guddiyada doorashada isaga oo ka digay...
Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay waxaa manta Aas Qaran loogu sameeyey Malaaq Malabow oo kamid ahaa odoyaasha Dhaqanka Koonfur...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho