Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo manta dib ugu soo laabtay magalada Muqdisho ayaa ugu...
Gaari ayaa ku Qarxay inta u dhaxeysa Isgoyska Boondheere iyo Taallada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan waxaa ku...
Xilli ku dhawaad sodan kun oo qoys oo ka barakacay magaalada Gaalkacyo ay ku sugan yihiin deegaanada ku dhaw magaalada...
Shirkada nadiifinta deegaanka ee ECCO oo dhawaan laga hir geliyaya magaalada Muqdisho isla markaana uu xariga ka jaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Shaqaalaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa tababbar la xariira arrimaha horumarinta shaqaalaha Wasaaradda loogu soo gabo gabeeyay...
Qeybtii ugu horeysay ee ka tirsan ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG...
Madaxweynaha Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wareysi dhinacyo badan taabanayo siiyey taleefishinka Qaranka Soomaaliya , madaxweynaha ayaa wareysigan bixiyey...
Dowladda Turkiga oo aan walaalaha nahay ayaa Basas Nooca aan rasaasta Karin ah ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay khudbad ka jeediyey xafladii caleema saarka ee madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble...
Bandhig dhaqmeed ku saabsan Hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ayna ka qeybgaleen Jaaliyadda Somalida eek u dhaqan Dalka Ingiriiska ayaa lagu...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho