Madaxweynaha Jamhuuriyadda F. Soomaaliya, Muden Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa warqadaha aqoobsiga danjinimo ka guddoomay Mss Roxane De Bilderling oo ah...
Israel iyoTurkiga ayaa heshiis dhanka xiriirka diblomaasiyadda ah gaaray muddo lix sano kadib markii 10 kamid ah muwaadiniinta Turkiga ay...
Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwo maamulka koofur galbeed Soomaaliya ayaa maanta dib ula wareegay deegaanka Goof-gaduud oo 30km u...
Ciyaaryahanka caalamiga ah ee u dhashay dalka Argentina una dheela kooxda kubadda cagta ee Barcelona Lionel Messi ayaa ku dhawaaqay...
Raiisul Wasaaraha X.F Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyska, ehelka iyo guud ahaan...
Kulankaan oo ahaa mid afur ah ayaa waxaa loo sameeyay jaaliyadaha Muslimiinta ah ee ku nool magaalada Cape Town ee...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaaladda muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale "Madaale"ayaa Maanta dhir kubeeray waddadada Maka Almukarama, Taas oo...
Xubnaha wafdiga Soomaaliya ku metelaya shirka caalamiga ah ee gudiga ka shaqeynta xaquuqda aadanaha dunida ee (UPR) kaas oo ka...
Munaasabad lagu weynayo 39 guuradii ka soo wareegtay markii dowlada Jabuuti ay xornimada ka qaadatay gumeystihii Faransiiska ayaa ka soconeysa...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu gudbineynaa shaxda wareegga saddexaad ee tartan cilmiyeedk Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay isugu soo...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho