Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose, isagoo magacaabay Wasiir...
Mudanayaasha labada aqal ee dawlad goboleedka Galmudug laga soo doorto shir ay isugu yimaadeen maanta, waxey walaac ka muujiyeen xaaladda...
Taliyaha Ciidanka Booliiska ayaa Leyla saraakiil u dalacsiiyey Askarta Jaamiciyiinta ee ku jirta dugsiga tababarka ee Jeneraal Kaahiye, munaasabaddaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo diiran u diray gudoonka cusub ee baarlamanka Soomaaliya, isagoo u...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa hambalyo u diray labada Gudoomiye...
Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka ayaa hadda soo gabagebeeyay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada Golaha Shacabka . Natiijada...
Wareegii labaad ee doorashada labada guddoomiye ku xigeen ee golaha shacabka ayaa bilaabatay kadib markii la soo gabagebeeyay wareegii koowaad...
Natiijada codadkii laga dhiibtay doorashada guddoomiye ku xigeenka labaad ayaa lagu dhawaaqay, iyadoo ay kala heleen; xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad...
Afartii musharax ee ku loolamaysay xilka guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka ayaa natiijadii ay ku dhawaaqay guddiga qaban qaabada doorashada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...
Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho