Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa sheegay in sanadkan ay qorsheynayaan in ay dib usoo wada celiyaan Hantida...
Barlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa waxa horyaalla oo lagu sugayaan in soo doortaan Madaxweynaha cusube ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, kaas oo ku...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray biyo dhaanka wejiga labaad...
Maamulka xarunta Dhiirigelinta Haweenka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in ay xoogga saarayaan horumarinta haweenka, ayna gacan ku siinayaan haweenka sidii loo...
Maamulka Degmada Heliwaa ayaa shaaca ka qaaday in qorshaha ugu horeyso ee uu wax ka qabanayo ay tahay xoojinta Nabadgelyada,...
Madaxweynaha dalka, Mareykanka Barack Obama ayaa jimcihii shalay waxaa uu saxiixay warqad lagu dhaqangeliyo talaabada uu dalka Suudaan ugu khafiifiyay...
Wasiiro ka tirsan dawlad goboleedka Galmudug iyo saraakiisha ka socotay qaybta 21-aad ee xoogga dalka oo shalay iyo maanta dalaalo...
Boqorka dalka Sweden Carl Gustav-kii 16-aad ayaa si ramsi ah uga gudoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo danjiraha Soomaaliya ee dalka Sweden mudane...
Wafigaan uu horkaya Xogahayaha joogtada Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha ee DFS Mudane Abuukar Maxamed Daahiye iyo Ruugta Ganacsiga Soomaliya iyo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...
Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho