Wasiirka waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Cabdi Xaanshi oo booqasho ku jooga dalka Suudaan ayaa la kulmay wasiirka waxbarashada dalkaas,...
Iyadoo degmada Kaaxda ee gobolkan Banaadir ay ka jirto dhibaato la xiriirta la’aanta xarun caafimaad, ayaa maanta isbitaalkii ugu horeeyay...
Ciiidamada kumaandooska ee DANAB ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay ku dileen horjoogihii Shabaab...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta 05 September, 2016 waxay safar...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya mudane Cali Axmed Jaamac “jingali” oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in...
Turkiga, oo horey u soo celiyay xiriirka Ruushka iyo Israel uu la lahaa ayaa hadda waxaa uu qorsheynaya in uu...
Duyuurad nooca aan duuliyaha laheyd oo la rumeysan yahay in Mareykanka uu leeyahay ayaa bartamaha dalka Yemen waxaa ay ku...
Qarax sababay Burburka Gaari uu lahaa Ganacsade Soomaaliyeed ayaa ka dhacay meel ku dhaw Saldhiga Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir...
Wasiiru dowlaha wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Isaaq Cismaan (Fanax) oo la...
Ra`iisul wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya, mudane Cumaer Cabdi rashiid Cali Sharma`arke ayaa sheegay in uu yahay Murashax Madaxtinomo doorashada la...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho