Gudoomiyaha Idaacada Iyo Televisionka dalka Masar Hayfaa Xijaazi ayaa mudo Bil ah shaqada ka joojisay 8 gabdhood oo ka mid...
Shirka wada tashiga dhameystirka Qorshaha Qaranka ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay,...
Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka ee dowlad goboleedka Koonfurgalbeed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku wajahan degmada...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada tababbar la xiriiray saxaafadda iyo waaxda xiriirka bulshada oo dalka Uganda...
Muqdisho, 14 August 2016 (Villa Somalia)—— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah qalinka...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenkii hore ee Warfaahinta iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdishakuur Cali Mire oo ay ka mid...
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Guudlawe Xuseen ayaa sheegay in maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe, saraakiisha ciidamada xooga iyo AMISOM ay...
Wadaad Imaam ka ahaa Masjid ku yaala New york, ayaa lagu dilay isla magaaladaasi kaddib markii uu rasaas ku furay...
Mo Farah oo ah orodyahan Britain ah, asalkiisuna yahay Soomaali ayaa mar kale ku guuleystey billadda dahabka ah ee orodka...
Maryan Nuux Muuse oo ah gabadha Soomaaliya uga qeybgelysa ciyaaraha Olombikada adduunka ee ka socda dalka Barazil oo gelinkii dambe...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho