Golaha ammaanka ee Q. M. ayaa madaxweyne Xasan Sheekh iyo dowladda federaalka Soomaaliya ku amaanay horumarka siyaasadeed ee Soomaaliya ay...
Naamulka gobolka Sh/dhexe ayaa wada dib u dayactir lagu sameeynayo qaar ka mid ah keliyada waraabka ee degmada Jowhar. Gudoomiyaha...
Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta tababbar loogu qaaday dalka Talyaaniga, si ay halkaasi ugu qaataan tababbaro xirfadooda...
Wasiir ku xigeynka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdalla Xuseen oo ay wehliyaan madaxa hogaanka saadka ciidanka xoogga dalka...
R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhameeystay...
Sare ukac wayn oo dhinaca khudaarta ah ayaa laga dareemayaa suuqyada waaweyn ee boosaaso kuwaasoo saameyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqa wax...
Mooshinka oo 42 Xildhibaan ka tirsan barlamaanka ay golaha shacabka u soo gudbiyeen 11 bishaan aya la xariiray in dib...
Maamulka Dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee ILEYS ACADEMY ee magaalada Muqdisho iyo ardeyda dugsigaas ayaa maanta deeq lacageed ku...
Mogadishu, 23 April 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wafdi uu hugaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federalka Somalia Cabdrashiid Maxamed Axmed oo maalmahaan booqasho rasmi ah ku...
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta martigelisay dibadbax ballaaran oo ay ka qeyb galeen boqolaal qof oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in horumar la taaban karo laga gaaray sahminta kheyraadka...
Boqolaal qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa maanta isugu soo...
Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, iyaga oo dhigayay bannaanbax...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho