Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo booqasho ku jooga dalka Britain, ayaa ku celiyay inuu taageersanyahay in dalkaasi uu ka sii...
Wabiga Shabeelle ee dhaxmara deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan isla markaana 2 bilood oo aynu ka so gudubnay biyo yareeyay ...
Xafladan oo ay ku qalin jabinaayeen arday ka socotay Dowlado kala duwan oo ay Soomaaliya Hormuud u aheyd ayaa waxaa...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula...
Kulankaan oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada saraakiisha lamaha amniga iyo madaxda Wasaaradda haweenka ayaa looga...
Munaasabad tababbar loogu soo xiraye guddoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo taliyaasha Saldhigyada Booliska degmooyinka ayaa lagu qabtey dugsiga tababarka General...
Bannaan bax lagaga soo horjeedo sii socoshada tahriibta bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay qaybo ka mida magaalada Muqdisho. Muddaaharaadkan...
Madaxa kormeerka iyo qiimeynta ee hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Muqdisho, ayaa sheegay...
Howlahani baarista caafimaad iyo daweynta lacag la’aanta ah oo uu sameyey isbitalka Kalkaal ayaa waxaa ka faa’idaystay in kaban 50...
Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka, mudane Maxamed Cumar Carte, oo ay wehliyaan wasiirada gaashaandhigga iyo maaliyadda iyo taliyaha ciidanka xooga...
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir, ayaa maanta si rasmi...
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta martigelisay dibadbax ballaaran oo ay ka qeyb galeen boqolaal qof oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in horumar la taaban karo laga gaaray sahminta kheyraadka...
Boqolaal qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa maanta isugu soo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho