Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in 26,819 oo Qaxooti Soomaaliyeed ah la xaqiijiyay in ay...
Xildhibaanada dhawaan lasoo xulay ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in ay doortaan madaxweyne uu yeesho maamulka Hirshabeelle iyo...
Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu soo gabo gabeeyay siminaar ku saabsan Horumarinta Farsamada Baarista Dembiyada, kaas oo muddo...
Magaalada Jowhar ee Xurunta dowladd goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa hada ku soo gabagabowday dhageeysiga Khudbadihii ay Musharxiinta Madaxtinimo ee Hirshabelle u...
Muqdisho, 16 Ocober 2016 - Munaasabad lagu sagootinayey Afhayeenkii Madaxweynaha Daud Aweys Jama oo ay ka soo qeyb galeen Marwada...
Mogadishu, 16 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey Madaxda iyo Baarlamaanka Galmudug...
Mogadishu, 16 October 2016 - Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa una hanbalyeynayaa Dowlad Gobaleedka Galmudug...
Shir mid lagu soo bandhigayay hiddaha iyo dhaqanka Dalalka Africa ayaa lagu qabtay Magaalada Cape town ee Dalka South Africa,...
Xuska maalinta Caalamiga ah ee Cunada Aduunka oo ay soo agaasimeen masuuliyiinta wasaaradda beeraha Soomaaliya, waxaa ka qeyb galay wasiirka...
Doorashada xubnaha aqalka sare u metelaya maamulka Galmudug aqalka sare ayaa la soo dhameystiray. Doorashadan oo mudo labo maalmood ah...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho