Sagaal ruux ayaa ku geeriyootay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ghana ee Kumasi, kadib markii dad ka qeybgalayay xafladda...
Boqolaal kamid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kamid ahaa malaayiinta muslimiinta caalamka oo shalay...
Sida shareecada Islaamka qabto, waxaa lagu qabtey Ciidal Fitriga sanada 2016, masaajidka xaafada ee bariga Minneapolis, ee gobolka Minnesota,...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Max’ed Aadan Axmed, ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda iidul- Fitriga u diray dhamaan...
Madaxweynaha Jamuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dabaaldagga Munaasibadda...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka shaqeyneysaa si aan habacsanaan ku jirin abuuridda,...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka kenya Amb.Jamal Maxamed Xasan ayaa Kumanan Shacab ah Salaada Ciida kula dukaday Xaafada Islii ee Magalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ee Muqdisho uu ka muuqdo gudashada waajibaadka...
Gudoomiyaha degmada Boondheere mudane Qaasin C/llaahi, gudoomiyihii hore ee degmadaasi C/llaahi Xirsi Wardheere "Istakiin" ahna mudane ka tisan Baarlamanka maamul...
Madaxweynaha J. F. Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Wasirro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda ayaa boqollaal dadweyne ah salaadda ciidda kula dukaday...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho