Bac laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa ladhigay Is-gooska Xaaji baasto ee wadada Maka almukarama, taas oo lala damacsana in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Burci Maxamed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda...
Dowladda Mareykanka ayaa buuxisay maranaanshihii xagga diblomaasiyadda ee Soomaaliya ay la laheyd, kadib markii Isniintii la dhaariyay safiirkii ugu horeeyay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta oo uu ka mid ahaa Taliye...
Kalluumeysato u dhalatay dalka Camoros ee ku yaalla badweynta India oo dooni ay wateen ku cilladowday badda ayaa ku soo...
Wafdi uu hogaaminaayo madaxa hoggaanka tababarrada ciidanka boliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamad Cabdule Dhoorre ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee...
Shirka wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha xukuumadda federaalka ay la yeelatay milkiilayaasha shirkadaha biyaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa kas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...
Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho