Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shir jaaraa'id oo uu maanta qabtay uga hadlay xaaladda ammaan ee deegaanada Galmudug...
Munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo dhoweynayay Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Baarlamanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar, Ra’isul Wasaare kuxigeenka...
Gabagabada Shirkan ka socoday Magaalada Baydhabo islamarkaana dib loogu eegayay qaar ka mid ah Qodobo Ku jira Dastuurka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa...
Siminaarkaan oo ah mid sare loogu qaadayay xirfadda aqooneed ee kaluumeeysatada ka jilaabta xeebta dagmada Hobyo ee gobalka Mudug ayaa loo qabtay...
Muqdisho, March 17, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay...
Howlgalkan laga sameeyay xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay ciidanka...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay wakiillada beesha caalamka u fadhiya...
Xarunta iskaashatada Soomaaliyed oo ku taala degmada Xamar-weyne oo oo burbur xoogan ka soo gaaray qaraxii dhowaan ka dhacay taalada...
Wasaaradda gaashaandhigga dalka Kenya ayaa sheegtay in ciidankooda qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ay dileen 19...
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisulwasaariyaasha Soomaaliya,Talyaaniga iyo wasiiro ka kala tirsan labada dowladood kaas oo lagu qabay magaalada Rome...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta qabtay kulan lagu soo bandhigayay Natiijada Qiimeynta iyo Hubinta Hufnaanta Qabashada, Xisaabinta iyo...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Belgium ayaa maanta qabtay muddaharaad ay kaga soo horjeedeen faragalinta qaawan Isra'iil ee ka dhanka ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa galabnimadii Sabtida kulan kula...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho