Masu’uliyiinta Dalka Niger ayaa sheegay inay ka heleen meel u dhaw Sahara Xuduuda Wadanka Aljeeriya Meydadka 34 muhaajiriin ah oo...
Booliska dalka Tanzania ayaa sheegay in 18 qof oo Soomaali tahriib ah ay geeriyoodeen, kadib markii lagu soo qariyay gaari...
Guddiga Saxafadda Soomaaliyeed ee maanta ay Meelmariyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka kooban 9 Xobnood, wuxuuna noqonayaa guddi maareeya...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa lagu qabtay munaasabad ku saabsan Maalinta Caruurta Afrika, waxaana ka soo qeyb galay...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha...
Kenya waxaa ay ku goodisay in ay xireyso xeryaha qaxootiga Dhadhaab, wixii ka dambeeyay weerarkii magaalada Gaarisa oo ay ku...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Guddoomiyaha baarlammaanka maamul-goboleedka Galmudug, Cali Gacal Casir ayaa kaga hadlay xaaladda amni ee magaalada iyo isku dhicii dhawaan ciidamada ay...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho