Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turiga ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray dhisamaha cusub ee Safaaradda Turkiga uu ka furanayo Soomaaliya....
War qoraal ah oo ay soo saartay ergeyada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Axmed Cali Jaamac, uu ka...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa dhamaantiis looga hadlay booqashada madaxweynaha Turkiga uu maanta...
Diyaarad sidday wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa goor dhaweyd soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka dib u heshiisiinta iyo Dastuurka C/qaadir Nuur Carraale oo la hadlay Radio Muqdisho isagoo ku sugan...
Wafdi uu horkacayo madaxweynaha Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo gaaro magaalada Muqdisho,...
Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa AMISOM, Ambassador Francisco Madeira ayaa xarigga ka jaray dugsi cusub...
Ciidamda Booliska Gaarka ah ee dowlad gobaleedka Koofir Galbeed Soomaaliya ayaa caawa burburiyay Saldhig deegaanka Misre ee degmada Diinsoor ay...
Madaxeynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Ordugan iyo Madaxeynaha JFS Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa maalinta barito Magaalada Muqdisho si wada...
Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya Khadar Bashiir Cali oo socdaal shaqo ku mareysa dalka Mareykanka ayaa...
Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...
Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay ku muujinayeen taageeradooda Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day)...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho