In midowga Yurub ay jaraan qeyb kamid ah dhaqaalaha lagu bixin jirey howlgalka AMISOM ee Soomaaliya waa khalad weyn, madaxweynaha...
Sida ay inoo xaqiijiyeen wariyeyaasha SONNA ee gaaray goobta weerarka uu ka dhacay iyo saraakiil katirsan NISA, waxaa gabi ahaanba...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed Genaraal Bashiir Max’ed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa shir uga qeyb galay xarunta qaramada midoobay ee Magaalada...
in kabadan 15 Qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhiteen halka dhaawacuna uu kor u dhaafayo illaa 50 ruux. Saraakiisha...
War-saxaafadeed kasoo Baxay Taliska Sare ee Hey’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo nuqul kamid ah lasoo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa cambaareeyey weerarka argagixiso ee galabta lagu qaaday hotelka Ambassador, kaasoo...
(Villa Somalia) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda aanay marna ka daali...
Shirkan oo socon doono Muddo 3 maali ah ayaa waxaa ka soo qiibgaley Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha dawlad gobaleedyada iyo Wasaarada...
Wararka laga helayo Cisbitaalka Madiina ee magaalada muqdisho ayaa sheegay in Maydadka dad ka badan 10 ruux la gaarsiiyay halka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Fedraalka Soomaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa manta Gaaray magaalada baladweyne ee...
Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...
Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay ku muujinayeen taageeradooda Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day)...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho