Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cambaareysay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday hotelka Ambasador ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Ciidamo ka tirsan hay’adda NISA ayaa gudaha u galay hotelka Ambbassidor oo ah goobta uu qaraxa ka maqribnimadii halkaas oo...
Qaraxaan oo la sheegay in uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay afaafka hore ee Hotelka...
Wakaalada wararka ee Jabuuti ayaa shaacisay in Ururka Midowga Afrika Taliye cusub u soo magacaabay Ciidamada Nabad ilaalinta Amisom ee...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka J/hoose ayaa sheegayaa in dabley hubeysan ay maantaa magaaladaasi ku dileen...
Saraakiisha Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa SONNA u xaqiijiyay Dilka Horjooge Maxamed Kuuno “Dulyadeen” oo ka tirsan Nabad diidka Al-shabaab kaa...
Tababarkan oo ku saabsanaa sidii siyaasadda lagu horumarin lahaa Tamarka wadanka ayaa maanta loo fuaray shaqaalle ka kala socday qaar...
Hay’adda Nabada sugida qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa xaqiijisay in ay dishay madaxii qaybaha Jabhadaha iyo Amniyaadka ee Al-shabaab, kaasi...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isboortiga iyo dhallinyarada Mudane Cismaan Aadan Dhuubow iyo wafdi uu horkacayay ayaa socdaal shaqo ku tegay degmada...
Ciidamada xogga dalka iyo kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga Galcad la...
Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...
Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay ku muujinayeen taageeradooda Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day)...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho