Kulankan looga hadlayay arrimaha xuduudaha iyo Federaalka ee maanta Cadaado lagu qabtay ayaa waxaa soo qabanqaabiyay gudiga madaxa banaan...
Shirka wada tashiga ah ay soo qaban qaabisay Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga dalka, ayna ka soo qeybgalaeen mas'uulayiinta qaar...
Labo iyo taban arday oo ka baxday dugsiga dhexe ee iskuulka Indhoola yaasha Al-Nuur ayaa maanta waxaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyey...
Wasiiru dowlaha Wasaarada Tamarta iyo Kheyraatka Biyaha Sahro C/qaadir ayaa maanta kormeer ku tegtay xarunta shirkadda Korontada BECO oo ahayd...
Waxaa Magaalada Göteborg ee wadanka Sweden lagu soo gabagabeeyey Mu’tamarkii 11aad ee Ahlusunna Waljamaaca oo ka soconayey Mudoo labo Maalin...
Muxaadaro diini ah oo ay soo agaasimeen Ururka SAAD ayaa lagu qabtay Xarunta Madrasada Ururka SAAD oo ku taalo Degmada...
Shirki horumarinta kalluumeysiga ee dowladda Federaalka iyo maamulgoboleedyada dalka uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gebagebeeyay Muqdisho. Shirka oo...
Dhaqaatiirta ka howlgala Isbitaalka Badbaado ee Magaalada Muqdisho ayaa baaritaan caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay dhalinyaro iyo caruur...
Mashaariic hormarmarineed oo Dawlada UK ay ka fulisay degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa maanta xarigga laga jeray Degmada Waajid...
Maxkamad ku taala dalka Senegal ayaa xabsi daa'in ku xikuntay madaxweynihii hore ee dalka Chad Hissene Habre kaddib markii lagu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day)...
Hadal-jeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee xaaladda guud ee dalka, doorashooyinka qof iyo cod ee sida nabadda ah...
RADIO MUQDISHO:- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xildhibaanno, iyo shacabka ku nool magaalada Baraawe ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho