Muqdisho, 22 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa cambaareeyay weerarada waxashnimada ah ee ay...
Kulankan oo ay hy’adda culimada Soomaaliyeed ay ku yeesheen Muqdisho ayaa waxa ay uga hadleen abaaraha ku dhuftay gobollada dalka...
Mogadishu, March 22, 2016 - Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag ay u cambaareynayaan weerarka argagaxiso...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira Xubnaha labada Golle...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug C/kariin xuseen Guuleed ayaa maanta kormeer howleed ku tegay xarunta taliska qeybta booliska Gobalka Mudug ee...
Munaasabad lagu xusayay 22 Maarso oo ku beegan maalinta Biyaha adduunka ayaa lagu qabtay maanta degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud...
Barnaamij looga doodayay Hirgelinta xeerka cusub ee Saxaafada Soomaaliya oo ay soo qaban qabisay Xarunta warbaahinta iyo wada hadalka ee...
Gudoomiyaha Gobolka Baay Mudane Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed ayaa sheegay in shanta degmo ee gobolka loo diyaariyay ciidamado gaar ah oo...
Wararka ka imaanaya Magaalada Brussels gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha Zaventem ayaa sheegaya in ay ruxeen Laba qarax oo waaweyn, iyadoo...
Afhayeenka Wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalmahan ay ciidamada sameeyeen howlgallo lagu baacsanayo maleeshiyada Al-Shabaab, waxaana...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho